rka ah ALAA SHEKH “MOORYAAN GAREEY.
Waxa aan la ogeyn meesha oo ku danbeyn doono mustaqbalka Shariif ka dib markii gaalo nacdey soona heshay mid kaga dhow oo sida la faliyo ka tirsan Qurbajoogta “DANYUUSBARADA”.
Maxamed Cali Diinsoor oo ka tirsanaa Xildhibaanadii hore ee Barlamaanka, balse hadda booskiisa waayay ayaa shaaca ka qaaday in isaga iyo ragga lamidka ah ay Xildhibaanimadooda waayeen, kadib markii lagu eedeeyay inay yihiin “ qab qablayaal dagaal”.

“ Mahiga iyo Beesha Caalamka ayaa ka dambeeya waxay nagu tilmaameen qab qablayaal, sidaan ayaan boosaskiinii ku weynay” ayuu yiri Diinsoor.
Sidoo kale Daahir Cabdullaahi Ciiro oo isna ka mid ah Xildhibaanada booskooda waayay ayaa ku eedeeyay Shariif Sheekh Axmed inuu mas’uul ka yahay dhibaatada iyaga ku dhaday, wuxuuna sheegay in Cadaalad darro ay ka tirsanaayeen Shariif.
Banaadir Post.