Gola Shaydaankii Mahiiga”Dawaaqiidka”oo maanta lagu shiray barxada Garoonka Diyaaradaha Moqdisho xili laga cabsaday Moqdisho oo dhan!! (SAWIRO TAARIIKHDA GALAYA)

Waxaa maanta la ogaaday wax badan oo soo bixi doona maalmaha soo socda waxaana laga ogaan doona magaalada Moqdisho.

Maanta waxaa barxada   garoonka Diyaaradaha ee moqdisho lagu qabtay wax lagu sheegay  dhaar  kuwaas oo iskugu yimid baadail ama dastuurka gaaleedjka Mahiiga.