Mahiiga ayaa maanta kulan la yeeshay Shariif kulankaas wuxuu ahaa mid ugu mahad celiyay sida wanaagsan oo la shaqeeyay iyo sida uga qeyb qaatay ansixinta Dastuur Daquudka “Qabyo Qoraal” iyo soo xulista golaha Daquudka, ka dibna ku wargaliyay in waqtigiiso dhamaaday sidaas daradeed ka guuro Madaxtooyada “Villla Somali
Waxaa maalmo ka hor kala shakiyay AMISOM iyo ALAA SHEEKH ka dib markii dhismooyin cusub laga bilaabay Madaxtooyada gudaheeda kuwaas oo Amisom loo sheegay in aaasaaska lagu diyaaranayo waxyaabo qarxa oo loogu talaga galay in lagu laayo kuwa xiga ALAA SHEEKH.
Shariif waxaa haray maalmo yar, maalmo ka dibna la ogeyn meesha oo ku danbeyn doono!!
Banaadir Post.
Shariif waxaa haray maalmo yar, maalmo ka dibna la ogeyn meesha oo ku danbeyn doono!!
Banaadir Post.
