Waxaa sii kordhaya cabashada kasoo yeeraysa dadka shacabka ah ee ku nool Xaafadda Suuqa Xoolaha degmada Huriwaa ee gobolka Banaadir.
“ Habeen iyo maalin wa isugu mid Kooxahaani, dhibaato ayay nagu hayaan, saakay anagoo dad badan ah ayaa nala dhacay, waxaanba ma
rarka qaar soo xusuusanaa xilligii Muqdisho ay joogi jireen Ciidamada Ethiopia” sidaasi waxa yiri mid ka mid ah dadka ku nool degmada Huriwaa ee gobolka Banaadir.
Dadkaani ayaa sheegay in dhibaatooyinka ay ku qabaan Ciidanka dowladda ay ka mid yihiin Kufsi ay maalin iyo habeen kula dhaqaaqaan Dumar ku sugan gudaha degmadaas.Banaadir Post.
Dadkaani ayaa sheegay in dhibaatooyinka ay ku qabaan Ciidanka dowladda ay ka mid yihiin Kufsi ay maalin iyo habeen kula dhaqaaqaan Dumar ku sugan gudaha degmadaas.Banaadir Post.