Diyaaradaha Kenya oo Caawa Xasuuqay Haween iyo Caruur Magalaada Kismaayo Xaafada Buulofatuuro

Gantaalka ayaa ku dhacay xaafadda Obosiibka ee bariga Magaalada gaar ahaan xaafado ku teedsan xeebta waxaana halkaas ku shahiiday haweeney iyo laba caruur ah halka wiil iyo gabar kale dhaawac fudud uu ka soo gaaray waxayna muujineysaa falkaasi cadownimada gaalada ay u hayaan dadka Muslimiinta.

Diyaaradaha kenya ayaa ah kuwo aan hubin shiishka ama targetka ay rabaan inay wax yeelaan cabsi ay ka qabaan in gantaal lala helo.

Kenya ayaa ah fulayaal aan awoodin inay dagaal galaan waxayna xasuuqaan marasta haweenka iyo caruurta,waxana ku qaadatay inay Kismaayo qabsadaan sanooyin iyada gudaha Kenya dagaalku ka socdo.

Arintaan cadowtooyada ah ee loo gaysanayo duqaymo si fulaynimo ahi ay uga muuqato ayna gaysanayaan Diyaaradaha iyo Maraakiibta Dowlada Kiristaanka ee Kenya ayaa noqatay mid soo noqnoqatay iyagoo beegsanayao Shacabka Muslimka aee Jubooyinka.

Duqaymahaan ma noqan doonaan kuwa hor istaaga in Shacabkayaga iyo Mujaahidiinta oo is garabsanaya inay Jilibka u aasaan Duulaanka ay Saliibiyada isa soo bahaysataya ku soo qaadeen dhulkii muslimiinta Soomaaliyeed.
Banaadir Post.