Yuusuf Garaad Cumar Axmed oo dhowaan sheegay inuu iska casilay madaxa laanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho

Dad u badan beeshiisa hoose oo ay wehliyaan dagaaloogayaal caan ka ah Gobolka Banaadir ayaa u istaagay inay gacan qaadaan soo galbiyaan!
Yuusuf Garaad ayaa caan ku haa mudo dheer inow dagaal galo afka ama aalada BBC oo loo igmaday inow ugu adeego danaha kuwa iska leh.

Yuusuf garaad ayaa BBC-da u bedelay Radio aan ladhagysan oo la iska dhaafay,markii oo shaqo ka siiyay kuwa aqoon ahaan hoose oo inta badan la sheego in lagu soo xulay haybta ay yihiin iyo wixii xun oo dhan!