Waa dhaqan ay dagsadeen gaalada kiristanka ah ee maanta caalamka xooga ku muquuniya in ay isticmaalaan dad muslimiin ahaay kadib markay ku shaqaystaana ay tufaan sidii tubaakadii oo kale “Ninka Tubaakada Taqsiinta Daqiiqad walba bashta uunbuu ku hayaa”, taariikhdu kama marna dadka dhagahoodana kama maqna arintaas oo aad ayaa looga dharagsan yahay.
Madaxwaynaha ridoobay ee reer galbeedku meesha keensadeen, waxa uu ka mid yahay rag badan oo sidii warshaddii loosoo sameeyay caalamkana lagusoo daayey wadamo badana oo maanta ahna xukuma qaarkoodna xukumi jireen, waxaa cad isbadalka ku yimi shariif tubaako, dad badan waxay is waydiinayaan shariif tubaako maxaa loo cayrinayaa? kaligiis maaha horey ayaa loosoo cayriyay rag badan waxaana ka mid ah Cabdulaahi yuusuf sidoo kale wadamo badan oo sidaasi ahna goortii dheecaankii laga shiiqsaday ayaa lacayriyay kadibna ladilay sida Qadaafi, iyo kuwo laduleeyay sida Xusni mubaarak iyo Cali Cabdalla saalax, waxaa kala oo jira kuwo maanta sidii shariif oo kale ah waxaana ka mid an karazaayga afghanistaan iyo nuuril maalikiga Ciraaq.
Hadaba 4 sano oo dhib loo gaysanayey islaamka iyo muslimiinta Somaliya shariif Sheekh Axmed waxaa ugu dambeysa taangi galis iyo dhuumasho 20 Augusto oo uu ku egeyahay xiligii uu dadka dhibayey fikirkaasi dad badan ayaa aaminsan balse waxaa dhici karta in mar Labaad dib loosoo celiyo.
Isla maalinta ladoorto madaxwayne cusub kadibna ku dhaarto inuu umadda laayo sharciga Islaamkana ladagaalamo ayaa ugu damebeysa shariif inuu ka baxo madaxtooyada oo calalaadiisa ka uruursado hadaba xageebuu aadayaa shariif?.
Shariif tubaako meel caalamka haynaysa majirto aan ka ahayn qabri waxaa jirtay in raga falanqeeya siyaasada ay islasoo qaadeen meesha uu ka dagi doono caalamka kadibna waxaa la isla gartay in meel waliba ay ujoogaan dad muslimiin ah oo u dhaarsan ayna xaqiisa marsiinayaan.
Dadka islaamka ah qaarba si ayey ugu dhaarsanyihiin shariif, qaar udanqaday dhibta uu ku hayey islaamka oo u aar gudaya islaamnimo ay ka tahay qaar udilaya una raadsanaya inuu caruur ka laayey, qayb ka mid ah dadku waxay uraadsanayaan inuu lacago ka cunay oo isla reer galbeedka ayaa ka mid ah, dadka qaar ayaa uraadsanaya inuu shiikh Usaama Bin ladin dilkiisa ku farxay oo soo dhaweeyay iyo kiisas kale oo badan.
Shariif inta uu xilka hayey wixii dhib loo gaystay umadda islaamka ah ee kunool geeska afrika isaga ayaa qaadaya masuuliyadaasi isaga ayaana lagala xisaabtamayaa waxaana ka mid ah inuu ciidamo kale kusoo hogaamiyay soomaaliya inuu hoy iyo meel ay dagaan siiyay waxa shriif loo haystaa qofkasta oo muslim ah oo lagu dilay dalka gudahiisa iyo banaankiisa.
Shariif wuxuu dusha saaranayaa duqaymihii cirka ee dadka rayidka ah iyo xoolaha soomaaliyeed lagu xasuuqay shariiif wuxuu dusha saaranaya hooyo kasta iyo aabe kasta oo ilmahiisu ay ka xirteen cadowga, shariif wuxuu dusha saaranayaa qofkasta oo ay dileen ciidama GUMADSOM madfac kasta iyo PM kasta oo ay soo turaan waxa idanka iyo oglaanshiyaha soo siiyay oo qaadanaya masuuliyadaas shariif tubaako.
Shariif wuxuu qaadanayaa masuuliyada kutubtii quraanka kariimka ahayd ee lagu xaar xaaray kadibna musqusha lagu riday oo ay sameeyeen maleeshiyaadkiisa, shariif tubaako wuxuu dusha saaranayaa dhamaan dadkii lagu eedeeyay argagaxiso ee lagu raadsaday qofkasta oo sunada ka muuqatay, shariif Sheekh Axmed wuxuu dusha saarnaaya magaalo kasta oo kamid ah Soomaaliya oo gacanta loo galiyay cadowga diinta iyo dadka waxaa ka mid ah magaalooyinkaasi Muqdisho, Baladweyne, Baydhabo, Baladxaawo, Luuq, Xudur, Dhobley, Matabaan iyo guriceel iyo dhuusa-mareeb iyo kuwa kaleba.
Shariif tubaako wuxuu xilka ka dagayaa isagoo sumcad binu aadan iyo jacayl alle midna haysan, wuxuu xilka ka dagayaa iyadoo gaal iyo islaamba ay naceen, dadka qaar ayaa isla arkay inuu kunoolaan doono Maraykanka balse Maraykanku magan galyo masiin shariif mana jecla hadana waxaa kale oo la sheegay in maraykanka laftirkiisu ay ku badan yihiin dad u dhaarsan shariif oo sugaya, waxaa mar la isla arkay inuu kunoolaan karo Itoobiya waxaana logu jawaabay in Aabihiis Melle Zani uu bakahtiyay halkaasna uusan garab ku haysan.
Waxa uu dhow ee aan kula talin lahaa shariif inuu ku noolaado dhulka hooostiisa oo ay hada kunool yihiin Ayaan Xirsi Cali iyo ninkii aflagaadeeyay nabigeena Muxamed Salalahu calayhi wasalam, waxaa lasheegay in Ayaan maraykanku uu soo musaafuriyay uuna sheegay inuusan hayn karin kadibna ay aqbashay Frence inay hayso hadana ay kunool yihiin god dhulka ka hooseya oo kuyaal Paris, magaranayo hadduu shariif lagali karo iyo hadii kale, lakin waxaa hubaal ah in shariif adduunku ciriiri kunoqon doona AMISOM la’anteed.
W/Q: Cabdullaahi Cabdi Faarax.