“Odayga Beeshayada usoo xulaya Xildhibaannada waa Shabaabkii uu dagaalka nagala dhexeeyay”.
Xildhibaan Maxamuud C/llaahi Wehliye Waqaa ayaa Ugaas Cabdi Daahir oo ah Wakiilka Ugaaska Beesha Ceyr ku tilmaamay in uu ka tirsan yahay Kooxda Shabaab, Islamarkaana uu kamid ahaa Odayaashii Shabaabka Heshiiska la saxiixday, Weliba ka qeybgalay Xuskii Usama Binladen, Sida uu hadalka u dhigay, Waxana uu Xild
hibaan Waqaa wax laga xumaado ku tilmaamay in Oday ka tirsan Shabaab uu Ergada Xildhibaannada Beesha Ceyr uu soo xulo, Sida uu yiri.
“Odey dhaqameed beeshu xulatay ayaan meesha gaysannay laakiin 4 bilood ka dib waxaan ka warhelnay in lagu beddalay Cabdi Daahir oo Xoogagga Shabaabka taageera, Kana mid ahaa Odayaashii ka qeybgalay xuskii loo sameeyay geeridii Usama Bin Laden, Welibana kamid ahaa Odayaashii saxiixay heshiiskii Beesha ceyr iyo Xoogagga Alsabaab, Waana arrin layaab leh haddii raggii dagaalku naga dhexeeyay haddana la leeyahay iyagaa idin soo xulaya” ayuu yiri Xildhibaan Waqaa oo sida la sheegay aad uga carooday markii uu iska waayey Liiska Xildhibaannada Beesha Ceyr uga qeybgalaya Baarlammaanka cusub ee soo socda..”odey dhaqameed beeshu xulatay ayaan meesha gaysanay laakiin 4 bilood ka dib waxaan ka warhelnay in lagu badalay Cabdi Daahir oo Xoogaga shabaabka taageera,kana mid ahaa odayaashii ka qeybgalay xuskii loo sameeyay geeridii Usama Bin Laden,kana mid ahaa odayaashii saxiixay heshiiskii Beesha ceyr iyo Xoogaga Alsabaab, waana arin a yaab leh hadii ragii dagaalku naga dhexeeyay hadana la leeyahay iyagaa idin soo xulaya”ayuu yiri Xildhibaan WaqaaShaqsigaani ka mid ah xildhibaanada lagu adeegto ee ku shaqeeya sandareerada reer galbeedka ayaan xisaabtaba ku darsan in Mujaahidiinta shaqsi ka tirsan iyo DKMG ah inuu dagaal ka dhaxeeyo kaasoo salka ku haya xaqa iyo baadilka ay kala wataan.