T
aariikhda Somaliya ayaa mid taxane ah soona martay xaalado kala duwan waana mid la galinayo diiwaan l qof waxba wuxuu gaystqay iyo waxa oo gowstay.Moqdisho ama gobolka gumaysi nacaybka caan ku ah ee Banaadir ayaa mid soo maray taariikho aad u dheer oo gaalo u soo guntatay ina

y gacan ku dhigto waana gaari waysey,ilaah ayaa mahadaas leh.
In gumaysi yimaado gayiga Somaliyeed ma ahan wax fudud gaarahaan Banaadir laakin waligiis waxaa garwadeenb u ahaa gaaloraac gadanaya Diinta iyo dalka,waana wax qoran. welina la sii qori doono,inshlaah.
Banaadir Post.