Madaxweyne Sheikh Shariif oo ka muuqato caro tii ugu xumeed ayaa saacdaha soo socda ka soo dagi dooni magaalada Muqdisho isagoo doonaayo in uu beer laxaawsado beelaha Hawiye.
Shariif oo shirka Rodmaadka kala soo kulmay buuq iyo sawaxa kana soo waayey balanqaadaydii loo balan qaday in uu mar kale noqdo madaxweyne ayaa moodaa xiliga in uu ku dhamaday danahii laga lahaay ayna muuqata mid soo idlaaneysa..
Madaxweynah oo doonayo in uu kiciyo beelaha Hawiye iyadoo uu doonaayo in banaanbaxayo waaween looga soo horjeeda uu qabto shirka xiligaan u socda Rodmaamka kaa oo ka soo baxayaan qodoba uu ku faraxsaneen madaxweyne Sheikh Shariif.
Beelaha Hawiye oo mar hore uu jidka ku jeeday Madaxweyne Sheikh Shariif ayaan la garan karin siday ku yeeli doonaan in taageero siiyaan waxaase xusid mudan in Sheikh Shariif xiligaan beesha uu ka dhashay ee Mudulood ka heysan taagero weyn taana waa tan keentay in maanta uu mar kale ku beer la xawsado beelaha Hawiye in laga qabto kooxa isku baheestay ee mahiga koow ka yahay
Si kastaba ha hatee la arki doono halka ay caga dhigato qilaafka u dhaxeeyo 6 saxiiyasha iyo beesha caalamka iyadoona qilaafkaan ku soo aaday xili intabadan xildhibaanda Barlmaanka la gudbiyey.
XIGASHO DAYNIILE.
Xafiiska Warqabadka Dayniile.com
Webmaster@dayniile.com Tafatiraha Wabka Dayniile.com Deyniilecom@hotmail.com
Webmaster@dayniile.com |