Geedi iyo Guuris ayaa bilow u ah kuwii soo duulay!!

Culeys ayay la kulmeen raafkii qafaalkii Moqdsho kadib maxaa yeelay dadka degaankaas ayaa hubka u qaatay inay is dulqaadaan gaalo madowda Amisom iyo Maleeshiyo beeleedka Shariif “Murtad”.

Waxaa hubanti ah inay soo muuqatay sharaftii lagu yaqiin dadka degaanadaas oo ah dad caan ku ah gumaysi naceyb,waligoodna aan ogolaan in gaal iyo gaalor

aac ku tamashleeyo guryahooda hortooda.Dadka ku nool degaanadaas ayaa dad AHLU TOWXIID ah waxyna culays badan la kulmeen markii qafaal loo gasytay qarash looga rabo,waxayna hada doorbideen inay iska dul qaadaan kuwa soo duulay,ma ahan markii ugu horeysey oo hubka qataan waligoodna waalagu yaqiiin.taariikhdayaa xusi doonta.Inshalaah.
Banaadir Post.