Dad Somali ah oo ka howlgala garoonka Moqdisho shaqaalana u ah shirkada xooga ku haysta garoonka Moqdisho ayaa soo sheegay inay saakay diyaarado lagu daabulay maydad iyo dhawaacyo halis ah oo ciidanka Amisom una badan Uganda walow ay ku jiraan qaar Burundi ah.
Ciidamadan ayaa ku hoobtay qaraxyadii shalay ka dhacay goobtii shirka mahiiga ee Scoula Polizia,walow ay ku jiraan kuwa lagu dilay dagaalo ka dhcay duuleedka moqdisho.
Waxaa soo kordhaya dhibka haysta kuwa soo duulay iyo kuwa soo horkacay, waana waxl a filayay inay ka dhici doonaan Moqdisho,Moqdisho iyo dad ku nool ayaa ah kuwa diida inay u gacan galaan gaalo soo duushay iyo duli daba ruclleeya.
Media Moqdisho ayaa mid aan ka hadlin karin waxa oo arko inow sheego maadaama la cabsi galiyay intooda badan qaarna dhaqaale lagu siiyay inay qariyaan xaqiiqada ka taagan gayiga Somaliyeed.
Banaadir Post.