Isbitaalka Ceelbuur ayaa ahaa isbitaal weyn oo ay dhiseen dadka reer Ceelbuur oo kaashanaya Qurbojoota iyo Ganacsatada asal ahaan ka soo jeeda Ceelbuur.
Dhibka gaaray Isbitaalka ayaa ah wax laga naxo,waana wax laga filayay inay gaysanayaan cadowga Somaliyeed.
Dadka reer Ceelbuur ayaa la daala dhacaya qaxii ay mudo ku maqnayeen iyo dagaal joogta ah oo la galeen cadowga islaaamka ee Xabashida Itoobiya.
Waxaa dib loo furey Masaajisyadii iyo iskooladii l oo mudo xirnaa.
Banaadir Post.