Xeebta Liido”Xamar” ayaa maalmahan danbe ahayd meel aad u shidan ayaa waxaa ka muuqanaya muuqalo la mid ah kuwa Brazil,CopaCapana iyo Rio.
Qurba joogta Somalida ayaa isku arkay Xeebta Liido,waxaana yaab leh sida loo muuqdo markaad tagto Liido.
Sawirka iyo kuwa kale oo iga yaabshay ayaan kala kulamy,waa igu adkaatay inaan sawiro ka qaado,anshaxa awgiis.
VIDEO YAAB LEH OO HEESO DIINEED GAALO LEEDYAHAY LOOGU QAADAYO XEEBTA LIIDO.
ALOW SOMALI SOO HANUUNI.
Hadii la yaabo Yaasiinka!!